Kambaska Galmudug oo Calf Xoolaad u Qaybiyay Xoolo-dhaqatada ay Saameysay Abaartu
Laanta Galmudug ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa calf xoolaad u qaybisay qoysaska xoolo-dhaqatada ah ee nugul ee ay saameysay abaarta ka jirta gobolka Galmudug. Qaybintu waxay ka dhacday beerta calafka xoolaha…

